Daawo Muuqaal ka hadlaya Madaxwaynaha ugu saboolson dunida iyo Madaxda caalamka oo la yabay!!

José Alberto “Pepe” Mujica Cordano, waa Beeraley iyo Siyaasi, waxa uu dhashay 20 May 1935, waxa uuna ku dhashay magaalada “Montevideo” ee ah caasimadda waddanka Uruguay, ee dhaca qaaradda Koonfur Amerika. Sidoo kale waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa qoomiyadda Spanish-ka, waxa uuna ahaa madaxwaynihii 40aad ee Uruguay laga soo bilaabo 2010 ilaa 2015. … Continue reading Daawo Muuqaal ka hadlaya Madaxwaynaha ugu saboolson dunida iyo Madaxda caalamka oo la yabay!!